|
Afka hooyo II_ |
Waa cajalad cd- ah oo ay ku jiraan inka badan 43 qeybood oo isugu jira casharo iyo layliyo kala duwan oo ilmaha soomaaliyeed ee qurbaha jooga iyo wadankaba wax badan ka caawin doona.Waa cod, sawiro iyo qoraalba. |
100,00 kr |
|
|
Xanaanadii Caasha iyo Xasan CD |
Waa cajalad la socota buugga xanaanadii Caasha iyo xasan, gaar ahaana loo isticmaali karo. Waxa ku jira buuggii oo dhan oo maqal iyo muuqaalba ah iyo ciyaaro laga sameeyey buugga. |
50,00 kr |
|