|
Akhris iyo qoraalka |
Waa buug loogu talagalay ardayda fasallada 6-7-aad ee wax ku barata dalalka qurbaha. waxa uu buuggu aad u adeegsanayaa sawiro badan oo fududeyn kara waxbarashada. sawirada buuggu waa midab. |
|
|
|
Xanaanadii Caasha iyo Xasan_ |
Waa sheeko ku saabsan Xanaanadii Caasha iyo Xasan oo mataano ah. Waxay ka sheekaynayaan waxa ay sameeyaan maalintii inta ay xanaanada joogaan iyo marka ay guriga yimaadaanba. Waxa kale oo ay ka sheekaynayaan waxa ay doonayaan mustaqbalka in ay qabtaan ama sameeyaan oo ah himilo fiican carruurtuna ay wax badan ka baran karaan . |
|
|
|
Ku adeego afkaaga_ |
Waa buug loogu talagalay ardayda fasallada 3-5-aad ee wax ku barata dalalka qurbaha. waxa kale oo suurtaal ah inuu anfaco waxbarashada dadka waaweyn. sawirada buuggu waa midab. |
150,00 kr |
|
|
Dhaqankii B-ee dugsiga iyo webiga |
Waa sheeko ku saabsan akhlaaqda wanaagsan oo ay matalayaan bakeyle iyo waalidkii. Waxay ku haboon tahay in loo akhriyo carruurta yar yar si ay ugu gudbiso tarbiyad fiican. |
55,00 kr |
|
|
Dhaqankii B-ee suuqa iyo jidka |
Waa sheeko ku saabsan akhlaaqda wanaagsan oo ay matalayaan bakeyle iyo madaxkuti. Waxay ku haboon tahay in loo akhriyo carruurta yar yar si ay ugu gudbiso tarbiyad fiican. |
55,00 kr |
|
|
Aan daryeelo afkeena H. |
Buug ka kooban 270 sawir oo dhamaantod midab ah. Loo qeybiyey qeybo kala duwan. waxay carruurtu ku baranayaan magacyada waxyaabo kala duwan. |
150,00 kr |
|