Waa sheeko ku saabsan Xanaanadii Caasha iyo Xasan oo mataano ah. Waxay ka sheekaynayaan waxa ay sameeyaan maalintii inta ay xanaanada joogaan iyo marka ay guriga yimaadaanba. Waxa kale oo ay ka sheekaynayaan waxa ay doonayaan mustaqbalka in ay qabtaan ama sameeyaan oo ah himilo fiican carruurtuna ay wax badan ka baran karaan.

|