Waa cajalad la socota buugga xanaanadii Caasha iyo xasan, gaar ahaana loo isticmaali karo. Waxa ku jira buuggii oo dhan oo maqal iyo muuqaalba ah iyo ciyaaro laga sameeyey buugga.