Waa cajalad cd- ah oo ay ku jiraan inka badan 43 qeybood oo isugu jira casharo iyo layliyo kala duwan oo ilmaha soomaaliyeed ee qurbaha jooga iyo wadankaba wax badan ka caawin doona.Waa cod, sawiro iyo qoraalba.