Waa sheeko ku saabsan akhlaaqda wanaagsan oo ay matalayaan bakeyle iyo waalidkii. Waxay ku haboon tahay in loo akhriyo carruurta yar yar si ay ugu gudbiso tarbiyad fiican.