Waa buug loogu talagalay ardayda fasallada 6-7-aad ee wax ku barata dalalka qurbaha. waxa uu buuggu aad u adeegsanayaa sawiro badan oo fududeyn kara waxbarashada. sawirada buuggu waa midab.