simplecaddy
Your cart is empty

afkahooyo.com

Xanaanadii Caasha iyo Xasan - tijaabi


Add a comment

Last Updated ( Thursday, 19 November 2009 19:52 )

 

Qeybaha jidhka- tijaabi oo guji sawirka


Add a comment

Last Updated ( Thursday, 19 November 2009 21:03 )

 

Waraaqaha gidaarka- khudrad

Waraaqaha waaweyn ee gidaarka oo khudaar ama khudrada ah. Waa 20 sawir iyo magacyadooda oo dhamaantoon midab ah.

Add a comment

Last Updated ( Saturday, 21 November 2009 12:58 )

Read more...

 

Afka hooyo II


Waa 1 CD  oo kumbuyuutarka lagu istimaalo + galka ay ku jiraan oo uu ku idil yahay Barnaamij aad u heer sareeya oo ilmaha iyo waayeelkaba aan qoraalka , ku hadalka luqadda iyo xisaabta qaybaheeda aasaaska ah aqoon si fiican oo maqal & muuqaal ah u baraya. gaar aar ahaan ilmaha qaab aysan ku daaleyn oo ciyaar halxiraale oo kale ah.

Add a comment

Last Updated ( Sunday, 01 November 2009 13:09 )

Read more...

 

Waraaqaha gidaarka oo xayawaan ah

Waa waraaqo waaweyn oo gidaarka lagu dhejinayo oo ah magacyada xayawaanka. Waraaqdani waxay ka kooban tahay magacyada 20 xayawaan iyo sawiradooda.

Add a comment

Last Updated ( Sunday, 01 November 2009 12:06 )

Read more...

 

<< Start < Prev 1 2 3 Next > End >>

Page 1 of 3